19 thoughts on “leg exercise shuayb8pack and moenassy / sida lugaha lavatory dhiso”

  1. ugaaz cilad ba iheysato markan gymka muda uguyaran 3bil wado hadan 1bil kabojowo oo an aadi wayoh sidedi hore ban noqon oo kulabana ama kadaran maxa sawabay kaligeyna ma ihi dad badan ban arkay wa sawabta an udhahay gym abaal malahan marwlbo wa inad wado

  2. Nio miizaan bdn aa iska riday lkn wali waxaa jiro belly fat iyo love handless oo muuqaneen markaa dharka wato lkn markaa is feero qaawiyo toos loo arkaayo.
    Arrr talo keen maxaan ku jaraa bro

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *